Dagaal ka socda qeybo ka mid ah Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaalo ayaa goor dhow fiidnimadii ka bilowday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho caasimada Somalia kaasoo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kooxo hubeysan Sida wararku nagu soo gaarayaan dagaalka ayaa bilowday markii dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidamada dowladu ku leeyihiin degaanka Ex-Kontrol Balcad ee degmada Heliwaa. Dagaalka ayaa la isku … Continue reading Dagaal ka socda qeybo ka mid ah Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya